Puntland oo war kasoo saartay Dagaalka Laascaanood iyo Go’aankii Isimada kasoo baxay

Madaxweyne kuxigeenka maamulka Puntland Axmed Cismaan Karaash ayaa soo dhaweeyay go’aankii saakay soo saareen Isimada dhaqanka ee shirka uga socday magaalada Laascaanood ee gobolka Sool. Axmed Karaash ayaa cadeeyay in ay soo dhoweynayo go’aamada masiiriga ah ee ay soo saareen Isimada dhaqanka iyo waxgaradka kale ee deegaanada SSC oo ay kaga tashanayeen aayahooda. Madaxweyne kuxigeenka … Continue reading Puntland oo war kasoo saartay Dagaalka Laascaanood iyo Go’aankii Isimada kasoo baxay